runtii marki hore ict waan ku…
runtii marki hore ict waan ku wareersanaa lkn maanta anigaa is aminay suuqa dhianacaan u rabo ayaan u qataa sirtuna uu danbeen wa inaad hal trde qaadato wlaiba sadexda cishee danbe ama maalmaha newsku jio
Embora não verifiquemos afirmações específicas porque as opiniões dos avaliadores são pessoais, podemos marcar as avaliações como "Verificadas" quando for possível confirmar que houve uma interação comercial. Leia mais
Para proteger a integridade da plataforma, todas as avaliações em nossa plataforma — verificadas ou não — são analisadas por nosso software automatizado, disponível 24 horas por dia, 7 dias por semana. Essa tecnologia foi concebida para identificar e remover conteúdo que viola nossas diretrizes, incluindo avaliações que não são baseadas em uma experiência real. Reconhecemos que talvez não consigamos detectar tudo e você pode sinalizar qualquer coisa que ache que possamos ter deixado passar. Leia mais
Halkan wa madal wax barasho Waliba suuqyada onlinka ah Gaar ahaan Forex,waana meeshii u horeesay ee fudaydisa ICT concept waliba nuxurka, waxa ayna soo saarty arday gaadhaysa 1000 qof 2022 dhamaadkiisi ilaa hada, sanadkan wixii review ah waxaan u warejin doonnaa webkan, samaan iyo xumaanba. wixi hore kasoo akhriso instagramka iyo Tekegramka ee ay dadku naga dhaheen.Thanks. no more haters.
banadir, 252, zoobe, Somália
Sem histórico recente de pedidos de avaliações
Esta empresa não convidou os respectivos clientes recentemente, portanto as avaliações podem não ser representativas
Como esta empresa usa o Trustpilot
Veja como as avaliações e classificações são obtidas, pontuadas e moderadas.
runtii marki hore ict waan ku wareersanaa lkn maanta anigaa is aminay suuqa dhianacaan u rabo ayaan u qataa sirtuna uu danbeen wa inaad hal trde qaadato wlaiba sadexda cishee danbe ama maalmaha newsku jio
aad ayaa u mahadsantahay ustaad cawale forex ismaal laheyn sidaan bee fudeed u noqon doonta thnks marlawaad
Thank you mr Adkow because of you changed my life 👊🏻 Trading style and psychology system of the market
Adkow simplified ict concept like no one does if you’re beginner or advanced you’re in right hands 🙌
Qofkii ugu horeeyay ee Somali ICT soo gaarsiiyo ustaad adkow sharaf iyo karaamo suuqii waxa adkaa lamoodi jiray ayuu adke noo jilciyay
Runtiii isma dhahen forex sidan umacansan dontaa thnkz ustaad
MY Name is Abdihakin
I have been with ADKOW team for 1year and 8 month
I am happy to have been one of them for a long time
Waxaan imaday madasha Adkow anoo accountiyo guba, aniga oo aan physiology gayga aanan xakamayn karin, aniga oo aan ICT waxba iga bilaabnayn.
Alx manta waxaan ahay trader profitable ah accountiyo kala duwana gacanta ku haya oo maamula
Team Adkow waa adkeyaal
madal waxbarasho oo la hubo thanks team adkow intaad wax iga saxdeen ina hagteen mahdsanidiin
Sannadka 2020-ka ayaan ku soo biiray suuqa Forex markii iigu horaysay, illaa iyo 2023-diina waan harjadayay, waxaan soo maray in ka badan 3 Academy iyo 5 Strategy oo wax ii shaqeeya oo ii qalma aan waayay, waxaan soo gubay Accounts badan, lacago badanina waxay iiga soo baxeen Mentorships kala duwan oo aan u arkayay inaan wax ka faa'iidayo, laakiin ugu dambayn waxaan baraarugay bishii April 2023, waxaanan gartay inaanan joogin meeshii saxda ahayd ee ii qalntay, muddo 2 illaa 3 bilood ah oo aan xog uruurin wadayna waxaan go'aansaday inaan barto Concept-ga ICT kuna soo biiro Adkow Community, Aug 06, 2023 ayaan ku soo biiray bahda Adkow, maantana waxaan ku jiraa 10 bilood iyo 16 maalmood, Alxamdulillaah waxaan noqday Profitable walow ay waqti igu qaadatay, haddana dadkii aan wax baray ayaaba Profitable ah alxamdulillaah.
Qof walba oo Adkow Community ka tirsan waxaan kula dardaarmayaa; waad joogtaa meesha saxda ahayd ee adigu noqo qofkii saxda ahaa. Dadka kale ee wali ku dhiban Strategy-yadaha kale ama Academy-yada kale walina aan wax result ah hayn iyakana waxaan kula dardaarmayaa inay maanta meesha ay dantu ugu jirtaan gartaan, intii ay bari shanlaayi lahaayeen.
Best mentorship you can find around with affordable price plus he's there for you at anytime and don't forget zoom calls every weekend to see a far you gone
Qualquer pessoa pode deixar uma avaliação na Trustpilot. Quem escreve uma avaliação tem a possibilidade de editá-la ou excluí-la a qualquer momento. As avaliações serão exibidas enquanto a conta estiver ativa.
Contamos com pessoas dedicadas e tecnologia inteligente para proteger nossa plataforma. Descubra como combatemos avaliações falsas.
Saiba mais sobre o processamento das avaliações da Tustpilot.
Aqui estão 8 dicas para escrever ótimas avaliações.
A verificação ajuda a garantir que pessoas reais estejam escrevendo as avaliações publicadas no Trustpilot.
Oferecer incentivos por avaliações ou pedir por elas seletivamente pode distorcer o TrustScore, o que vai contra nossas diretrizes.